2 Samuel 13:22 ~ Samuu'eel Labaad 13:22

picture

M as Absalón no habló con Amnón ni malo ni bueno; aunque Absalón aborrecía a Amnón, porque había forzado a Tamar su hermana.


Oo Absaaloomna Amnoon kulama hadlin xumaan iyo samaan toona, waayo, Absaaloom wuu nebcaaday Amnoon, maxaa yeelay, walaashiis Taamaar buu xoogay. Absaaloom Oo Dilay Amnoon

Continue reading Report error