Hechos 8:6 ~ Falimaha Rasuullada 8:6

picture

T oda la gente escuchaba con atención lo que les decía Felipe, y oían y veían los milagros que hacía.


Oo dadkii badnaa, iyagoo isku wada qalbi ah, ayay dhegaysteen wuxuu Filibos ku hadlay markay waxyaalahaas maqleen oo ay arkeen calaamooyinkuu sameeyey.

Continue reading Report error