2 Crónicas 21:5 ~ Taariikhdii Labaad 21:5

picture

C omenzó a reinar cuando tenía treinta y dos años, y reinó en Jerusalén ocho años.


Oo Yehooraam markuu boqor noqday wuxuu jiray laba iyo soddon sannadood, siddeed sannadoodna boqor buu ku ahaa Yeruusaalem.

Continue reading Report error