К Евреям 1:12 ~ Cibraaniyada 1:12

picture

и как одежду свернешь их, и изменятся; но Ты тот же, и лета Твои не кончатся.


Oo sida go' baad u laallaabi doontaa, Sida dhar bayna u beddelmi doonaan; Adiguse sidaadii uun baad tahay Sannadahaaguna ma dhammaan doonaan.

Continue reading Report error