Деяния 28:16 ~ Falimaha Rasuullada 28:16

picture

К огда же пришли мы в Рим, то сотник передал узников военачальнику, а Павлу позволено жить особо с воином, стерегущим его.


Oo markii aannu Rooma galnay ayaa Bawlos waxaa loo oggolaaday inuu keli ahaantiis u joogo isaga iyo askarigii dhawrayay. Bawlos Wuxuu La Hadlay Yuhuuddii Rooma Joogtay

Continue reading Report error