И , послав в Македонию двоих из служивших ему, Тимофея и Ераста, сам остался на время в Асии.
Markaasuu wuxuu Makedoniya u diray laba ka mid ah kuwii isaga u adeegi jiray oo ahaa Timoteyos iyo Erastos, isaga qudhiisuse wuxuu ku hadhay Aasiya intii muddo ah. Rabshad Baa Efesos Ka Dhacday
Continue reading Report error