Левит 18:27 ~ Laawiyiintii 18:27

picture

и бо все эти мерзости делали люди сей земли, что пред вами, и осквернилась земля;


(waayo, dadkii dalka degganaan jiray oo idinka horreeyey waxyaalahaas karaahiyada ah oo dhan ayay wada samayn jireen, oo dalkuna wuu nijaasoobay;)

Continue reading Report error