Исход 23:7 ~ Baxniintii 23:7

picture

У даляйся от неправды и не умерщвляй невинного и правого, ибо Я не оправдаю беззаконника.


Wax been ah ka fogow; oo ha dilin mid aan eed lahayn iyo kan xaqa ah; waayo, anigu xaq ka dhigi maayo kan shar fala.

Continue reading Report error