Псалтирь 62:7 ~ Sabuurradii 62:7

picture

( 61-8) В Боге спасение мое и слава моя; крепость силы моей и упование мое в Боге.


Badbaadadayda iyo ammaantayduba waxay la jiraan Ilaah, Dhagaxii xooggayga iyo magangalkaygaba waa xagga Ilaah.

Continue reading Report error