Псалтирь 102:3 ~ Sabuurradii 102:3

picture

( 101-4) ибо исчезли, как дым, дни мои, и кости мои обожжены, как головня;


Waayo, maalmahaygu waxay u dhammaadaan sida qiiq oo kale, Oo lafahayguna waxay u gubtaan sida qori ololaya oo kale.

Continue reading Report error