2-я Паралипоменон 9:20 ~ Taariikhdii Labaad 9:20

picture

И все сосуды для питья у царя Соломона из золота, и все сосуды в доме из Ливанского дерева из золота отборного; серебро во дни Соломона вменялось ни во что,


Oo Boqor Sulaymaan weelashiisii wax lagu cabbi jiray oo dhammu waxay wada ahaayeen dahab, gurigii kaynta Lubnaan weelashiisii oo dhammuna waxay wada ahaayeen dahab saafi ah; wakhtigii Sulaymaan lacag waxba qiimo ma lahayn.

Continue reading Report error