2-я Паралипоменон 35:10 ~ Taariikhdii Labaad 35:10

picture

Т ак устроено было служение. И стали священники на место свое и левиты по чередам своим, по повелению царскому;


Sidaasaa hawshii loo hagaajiyey, oo wadaaddadii iyo kuwii reer Laawina waxay kala istaageen meelahoodii siday kooxahoodii kala ahaayeen, taasoo waafaqsan boqorka amarkiisii.

Continue reading Report error