2-я Паралипоменон 23:5 ~ Taariikhdii Labaad 23:5

picture

и треть при доме царском, и треть у ворот Иесод, а весь народ на дворах дома Господня.


oo meel saddexaadna waa inay guriga boqorka joogaan, meel saddexaadna ha joogeen iridda aasaaska agteeda, oo dadka oo dhammuna waa inay ku wada jiraan guriga Rabbiga barxadihiisa.

Continue reading Report error