2-я Паралипоменон 2:17 ~ Taariikhdii Labaad 2:17

picture

И исчислил Соломон всех пришельцев, бывших в земле Израилевой, после исчисления их, сделанного Давидом, отцом его, --и нашлось их сто пятьдесят три тысячи шестьсот.


Markaasaa Sulaymaan wada tiriyey shisheeyayaashii dalka Israa'iil degganaa oo dhan, oo wuxuu u tiriyey sidii aabbihiis Daa'uud u tiriyey oo kale, oo waxay noqdeen boqol iyo saddex iyo konton kun iyo lix boqol oo qof.

Continue reading Report error