2-я Паралипоменон 18:10 ~ Taariikhdii Labaad 18:10

picture

И сделал себе Седекия, сын Хенааны, железные рога и сказал: так говорит Господь: сими избодешь Сириян до истребления их.


Oo Sidqiyaah ina Kenacanaah ayaa samaystay geeso bir ah, oo wuxuu yidhi, Waxaa Rabbigu leeyahay, Kuwan waad ku hardiyi doontaa reer Suuriya ilaa ay wada baabba'aan.

Continue reading Report error