2-я Паралипоменон 17:5 ~ Taariikhdii Labaad 17:5

picture

И утвердил Господь царство в руке его, и давали все Иудеи дары Иосафату, и было у него много богатства и славы.


Oo sidaas daraaddeed Rabbigu boqortooyadii gacantiisuu ku xoogeeyey, oo dadkii Yahuudah oo dhammuna Yehooshaafaad ayay hadiyado u keeni jireen, oo isagu wuxuu lahaa maal iyo sharaf badan.

Continue reading Report error