1-я Паралипоменон 9:27 ~ Taariikhdii Kowaad 9:27

picture

В округ дома Божия они и ночь проводили, потому что на них охранение, и они должны были каждое утро отпирать двери.


Oo iyagu waxay u hoyan jireen guriga Ilaah hareerihiisa, maxaa yeelay, ilaalinta gurigu iyagay saarnayd, oo waxaa iyaga joogto u ahaa inay subax kasta furaan.

Continue reading Report error