1-я Паралипоменон 3:21 ~ Taariikhdii Kowaad 3:21

picture

И сыновья Ханании: Фелатия и Исаия; его сын Рефаия, его сын Арнан, его сын Овадия, его сын Шехания.


Wiilashii Xananyaahna waxay ahaayeen Felatyaah, iyo Yeshaacyaah, oo waxaa kaloo jiray wiilashii Refaayaah, iyo wiilashii Arnaan, iyo wiilashii Cobadyaah, iyo wiilashii Shekaanyaah.

Continue reading Report error