4-я Царств 20:8 ~ Boqorradii Labaad 20:8

picture

И сказал Езекия Исаии: какое знамение, что Господь исцелит меня, и что пойду я на третий день в дом Господень?


Markaasaa Xisqiyaah wuxuu Ishacyaah ku yidhi, Maxaa calaamad ii noqon doona in Rabbigu i bogsiinayo oo aan maalinta saddexaad guriga Rabbiga u baxayo?

Continue reading Report error