4-я Царств 19:18 ~ Boqorradii Labaad 19:18

picture

и побросали богов их в огонь; но это не боги, а изделие рук человеческих, дерево и камень; потому и истребили их.


oo ilaahyadoodiina dab bay ku dhex tuureen, waayo, iyagu ilaahyo ma ay ahayn, laakiinse waxay ahaayeen wax gacanta lagu sameeyey, oo ahaa qoryo iyo dhagaxyo, oo sidaas daraaddeed iyagu way baabbi'iyeen.

Continue reading Report error