4-я Царств 15:7 ~ Boqorradii Labaad 15:7

picture

И почил Азария с отцами своими, и похоронили его с отцами его в городе Давидовом. И воцарился Иофам, сын его, вместо него.


Markaasaa Casaryaah dhintay oo la seexday awowayaashiis; oo waxaa awowayaashiis lagula aasay magaaladii Daa'uud, oo meeshiisiina waxaa boqor ka noqday wiilkiisii Yootam. Sekaryaah, Boqorkii Israa'iil

Continue reading Report error