2-я Царств 16:19 ~ Samuu'eel Labaad 16:19

picture

И притом кому я буду служить? Не сыну ли его? Как служил я отцу твоему, так буду служить и тебе.


Oo haddana, bal yaan u adeegaa? Sow wiilkiisa ma aha? Sidaan aabbahaa ugu adeegi jiray oo kale ayaan haatanna adiga kuugu adeegayaa.

Continue reading Report error