2-я Царств 12:13 ~ Samuu'eel Labaad 12:13

picture

И сказал Давид Нафану: согрешил я пред Господом. И сказал Нафан Давиду: и Господь снял грех твой; ты не умрешь;


Markaasaa Daa'uud wuxuu Naataan ku yidhi, Anigu Rabbiga waan ku dembaabay. Oo Naataanna wuxuu Daa'uud ku yidhi, Rabbigu dembigaagii wuu kaa fogeeyey; dhimanna maysid.

Continue reading Report error