Judecatori 15:8 ~ Xaakinnada 15:8

picture

I -a bătut aspru, pe spate şi pe pîntece; apoi s'a pogorît şi a locuit în crăpătura stîncii Etam.


Markaasuu aad iyo aad u laayay, dabadeedna intuu dhaadhacay ayuu degay dillaacii dhagaxa weyn oo Ceetaam.

Continue reading Report error