Deuteronom 3:1 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 3:1

picture

N e-am întors, şi ne-am suit pe drumul care duce la Basan. Og, împăratul Basanului, ne -a ieşit înainte, cu tot poporul lui, ca să lupte împotriva noastră la Edrei.


Markaasaynu leexannay oo waxaynu fuulnay jidka Baashaan u baxa, kolkaasaa waxaa inagu soo baxay Coog oo ahaa boqorkii Baashaan iyo dadkiisii oo dhan inay inagula diriraan Edrecii.

Continue reading Report error