2 Cronici 24:13 ~ Taariikhdii Labaad 24:13

picture

L ucrătorii s'au apucat de lucru, şi au isprăvit ce era de dres; au pus casa lui Dumnezeu iarăş în stare bună şi au întărit -o.


Markaasay shaqaalihii shaqeeyeen, oo shuqulkiina gacantoodii buu ku hagaagay, oo gurigii Ilaahna waxay ka dhigeen siduu ahaan jiray, wayna adkeeyeen.

Continue reading Report error