1 Imparati 20:35 ~ Boqorradii Kowaad 20:35

picture

U nul din fiii proorocilor a zis tovarăşului său, după porunca Domnului:,, Loveşte-mă, te rog!`` Dar omul acela n'a vrut să -l lovească.


Oo nin qoonkii nebiyada ka mid ah ayaa saaxiibkiis ku yidhi, War i dil, waan ku baryayaaye, taasuna waxay ahayd eray xagga Rabbiga ka yimid, laakiinse ninkii waa diiday inuu dilo.

Continue reading Report error