Atos 8:7 ~ Falimaha Rasuullada 8:7

picture

O s espíritos imundos saíam de muitos, dando gritos, e muitos paralíticos e mancos foram curados.


Waayo, kuwo badan oo jinniyo wasakh leh qabay, jinniyadii oo cod weyn ku qaylinaya ayaa ka soo baxay, oo kuwo badan oo curyaan ahaa iyo laangadhayaashiiba waa la bogsiiyey.

Continue reading Report error