João 4:42 ~ Yooxanaa 4:42

picture

E disseram à mulher: “Agora cremos não somente por causa do que você disse, pois nós mesmos o ouvimos e sabemos que este é realmente o Salvador do mundo”. Jesus Cura o Filho de um Oficial


oo waxay naagtii ku yidhaahdeen, Imminka waxaannu u rumaysanaynaa ma aha hadalkaaga aawadiis, maxaa yeelay, qudhayadu waannu maqalnay, waannuna naqaan kanu inuu runtii yahay Badbaadiyaha dunida. Ciise Wuxuu Bogsiiyey Sirkaalkii Wiilkiisii

Continue reading Report error