Salmos 60:7 ~ Sabuurradii 60:7

picture

G ileade é minha, Manassés também; Efraim é o meu capacete, Judá é o meu cetro.


Gilecaad anigaa iska leh, Manasehna anigaa iska leh, Oo weliba Efrayimna waa daafacaaddii madaxayga, Yahuudahna waa ushayda boqornimo.

Continue reading Report error