Psalmii 106:5 ~ Sabuurradii 106:5

picture

c a să văd bunăstarea aleşilor Tăi, să mă bucur de bucuria poporului Tău şi să Te laud împreună cu moştenirea Ta.


Inaan arko kuwaaga aad dooratay barwaaqadooda, Oo aan ku reyreeyo farxadda quruuntaada, Iyo inaan la faano dadka dhaxalkaaga ah.

Continue reading Report error