Hebrews 10:30 ~ Cibraaniyada 10:30

picture

F or we know God said, “I will pay back what is coming to them.” And, “The Lord will judge His people.”


Waayo, innagu waynu naqaan kan yidhi, Aarsasho anigaa leh; oo waan abaalmarin doonaa. Mar kalena waxaa la yidhi, Rabbigu dadkiisa wuu xukumi doonaa.

Continue reading Report error