Deuteronomy 4:22 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 4:22

picture

F or I must die in this land. I will not cross the Jordan. But you will cross and take that good land for your own.


laakiinse anigu waa inaan dalkan ku dhintaa, oo waa inaanan Webi Urdun ka gudbayn, laakiinse idinku waad gudbi doontaan, waanad hantiyi doontaan dalkaas wanaagsan.

Continue reading Report error