Deuteronomy 29:10 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 29:10

picture

Today you all stand before the Lord your God, you, your rulers, your families, your leaders, all the men of Israel,


Maanta dhammaantiin waxaad hor taagan tihiin Rabbiga Ilaahiinna ah. Waxaa wada jooga madaxdiinnii, iyo qabiilooyinkiinnii, iyo odayaashiinnii, iyo saraakiishiinnii, iyo xataa nimankii reer binu Israa'iil oo dhan,

Continue reading Report error