Deuteronomy 26:17 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 26:17

picture

T oday you have said that the Lord is your God, and that you will walk in His ways, keep all His Laws, and listen to His voice.


Oo maanta waxaad Rabbiga u ballanqaaddeen inuu isagu Ilaah idiin yahay, iyo inaad jidkiisa ku soconaysaan, oo aad qaynuunnadiisa iyo amarradiisa iyo xukummadiisa xajinaysaan, oo aad codkiisa dhegaysanaysaan.

Continue reading Report error