Deuteronomy 10:8 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 10:8

picture

A t that time the Lord set apart the family of Levi to carry the special box of the Law of the Lord, and to stand before the Lord to work for Him and honor His name to this day.


Oo waagaas ayaa Rabbigu qabiilka reer Laawi u soocay inay sanduuqa axdiga Rabbiga qaadaan, iyo inay Rabbiga hortiisa istaagaan oo ay isaga u adeegaan, iyo inay magiciisa ku duceeyaan, ilaa maantadan la joogo.

Continue reading Report error