Song of Solomon 5:7 ~ Gabaygii Sulaymaan 5:7

picture

T he watchmen of the city found me. They beat me and hurt me. The watchmen of the walls took my coat from me.


Oo waardiyayaashii magaalada dhex warwareegayay ayaa i helay Wayna i garaaceen oo i dhaawaceen. Oo kuwii derbiyada dhawrayay ayaa garbasaartaydii iga qaaday.

Continue reading Report error