Deuteronomy 27:7 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 27:7

picture

Y ou shall offer peace offerings, and shall eat there, and rejoice before the Lord your God.


Oo waa inaad qurbaanno nabaadiino sadqaysaan, oo aad halkaas ku cuntaan, oo aad Rabbiga Ilaahiinna ah hortiisa ku faraxdaan.

Continue reading Report error