Deuteronomy 23:24 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 23:24

picture

When you come into your neighbor’s vineyard, you may eat your fill of grapes at your pleasure, but you shall not put any in your container.


Markaad soo gashaan beerta canabka ah ee deriskiinna, canabka uga dherga si alla saad doonaysaan, laakiinse waa inaydaan weelkiinna waxba kaga qaadan.

Continue reading Report error