Deuteronomy 16:8 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 16:8

picture

S ix days you shall eat unleavened bread, and on the seventh day there shall be a sacred assembly to the Lord your God. You shall do no work on it. The Feast of Weeks Reviewed


Lix maalmood waa inaad cuntaan kibis aan khamiir lahayn, oo maalinta toddobaadna shir quduus ah waa inaad u qabataan Rabbiga Ilaahiinna ah, oo maalintaas waa inaydaan waxba shuqul qaban. Iidda Toddobaadyada

Continue reading Report error