Acts 19:18 ~ Falimaha Rasuullada 19:18

picture

A nd many who had believed came confessing and telling their deeds.


Markaasaa qaar badan oo rumaystay yimaadeen iyagoo qiranaya oo caddaysanaya falimahooda.

Continue reading Report error