Acts 17:32 ~ Falimaha Rasuullada 17:32

picture

A nd when they heard of the resurrection of the dead, some mocked, while others said, “We will hear you again on this matter. ”


Haddaba kolkay maqleen wax ku saabsan ka soo sarakicidda kuwii dhintay, qaar waa ku qosleen, laakiin qaar kale waxay yidhaahdeen, Mar kale ayaannu waxan kaa maqli doonnaa.

Continue reading Report error