Psalm 62:2 ~ Sabuurradii 62:2

picture

H e only is my rock and my salvation; He is my defense; I shall not be greatly moved.


Isaga oo qudha ayaa dhagaxayga weyn iyo badbaadadaydaba ah, Isagu waa munaaraddayda, oo aniga aad lay dhaqaajin maayo.

Continue reading Report error