Psalm 39:3 ~ Sabuurradii 39:3

picture

M y heart was hot within me; While I was musing, the fire burned. Then I spoke with my tongue:


Qalbigaygu uurkayguu ku kululaaday, Oo intii aan fikirayay ayaa dabkii shidmay, Markaasaan carrabkaygii ku hadlay, oo idhi,

Continue reading Report error