1 Kings 19:6 ~ Boqorradii Kowaad 19:6

picture

T hen he looked, and there by his head was a cake baked on coals, and a jar of water. So he ate and drank, and lay down again.


Kolkaasuu wax fiiriyey oo wuxuu arkay kibis dhuxul lagu dubay iyo kusad biyo ah oo madaxiisa yaal. Markaasuu wax cunay oo wax cabbay oo haddana wuu iska jiifsaday.

Continue reading Report error