Deuteronomio 31:2 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 31:2

picture

y les dijo: “Hoy tengo 120 años; ya no puedo ir ni venir, y el Señor me ha dicho: ‘No pasarás este Jordán.’


Oo wuxuu iyagii ku yidhi, Maanta waxaan jiraa boqol iyo labaatan sannadood, oo mar dambe ma bixi karo, mana soo geli karo, oo Rabbiguna wuxuu igu yidhi, Webigan Urdun ka gudbi maysid.

Continue reading Report error