Deuteronomio 14:22 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 14:22

picture

Fielmente diezmarás todo el producto de tu siembra, lo que rinda tu campo cada año.


Oo waa inaad toban meelood meel ka bixisaa midhaha abuurkaaga oo ah waxa sannad kasta beerta kaaga baxa oo dhan.

Continue reading Report error