2 Crónicas 8:15 ~ Taariikhdii Labaad 8:15

picture

Y no se apartaron del mandamiento del rey tocante a los sacerdotes y a los Levitas en cosa alguna, ni tocante a los almacenes.


Oo iyana kama ay tegin amarkii boqorku ku amray wadaaddada iyo reer Laawi oo ku saabsanaa xaal kasta iyo xaggii khasnadahaba.

Continue reading Report error