Hebrews 5:2 ~ Cibraaniyada 5:2

picture

h e can deal gently with the ignorant and misguided, since he himself also is beset with weakness;


Isagu waa u naxariisan karaa kuwaan aqoonta lahayn iyo kuwa qaldan, maxaa yeelay, isaga qudhiisuba wuu itaal daranyahay.

Continue reading Report error