Deuteronomy 3:10 ~ Sharciga Kunoqoshadiisa 3:10

picture

a ll the cities of the plateau and all Gilead and all Bashan, as far as Salecah and Edrei, cities of the kingdom of Og in Bashan.


Waxaynu wada qaadannay magaalooyinkii bannaanka ku yiil oo dhan, iyo dalkii Gilecaad oo dhan, iyo Baashaan oo dhan, iyo tan iyo Salkaah iyo Edrecii kuwaasoo ahaa magaalooyinkii boqortooyadii Coog oo Baashaan ku yiil oo dhan.

Continue reading Report error